Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
“Goluhu wuxuu hoosta ka xarriiqayaa muhiimadda uu leeyahay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee loo ballansan yahay 27 Disember. Goluhu wuxuu rajaynayaa in ay shirka ka soo baxdo natiijo togan oo lagu toosinayo geeddi-socodka doorashada, laguna dardar gelinayo meelmarinteeda,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka. Kulanka lagu wado in 27ka bishan ka dhaco Muqdisho ayaa ku soo beegmaya […]

14th May 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku soo saaray: BAAQ KU SAABSAN DHAB-U-JIHEYNTA DOORASH

14th May 2025 admin
Shir ka dhici doona Badhan oo lagu casumay dhamaan dadka ka soo jeeda Beesha Warsangeli ee geeska Afrika Aqoonyahan Xasan Hoori, oo ka mid ahaa saxiixayashii qoraalka hoose. Weliba, xilligaa isaga ayaa beeshu Maakhir u xil saaratay arrimaha siyaasadda. Allah ha u naxariistii Gen Gaboyow ayaa ahaa Guddoomiyaha SPM. General Morgan waxa uu ahaa ku xigeenkuiisa, Xasan Hoorina wuxuu ahaa xooghaya guud ama ma’suulka sadexaad ee hogaanka jubbada hoose. Xilliga beesha Warsangeli mid […]

14th May 2025 admin
uddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa Garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyay Ra’isul wasaarihii hore ee JFS Mudane, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynihii hore DPL Mudane, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynihii […]

14th May 2025 admin
Wafdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka yimid gobolka Mudug ayaa soo gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan oo isugu jira odayaash iyo waxgarad ayaa u socda sidii xal loogu heli lahaa xiisada ka taagan magaalada Boosaaso. Horay waxaa Garoowe ugu sugnaa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo Isimo kale oo ka kala yimid gobollada Puntland, […]

14th May 2025 admin
Dagaalkii Boosaaso ka dhacay mas’uuliyadeeda waxaa iska leh maamulka uu hoggaamiyo Siciid Deni. Cidii Ciidanka ka keentay illaa iyo gobolka Mudug, kuna soo daabushay xarunta PSF ee Boosaaso ayaa wixii khasaara ahaa ee meeshaas ka dhashay iska leh. Hase ahaatee, waxaa ayaan daro ah in inta dad maato ah la xasuuqay, oo guryahoodii laga burburiyey […]