Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th May 2025 admin
Garaad Kulmiye Garaad Wiilwaal, oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ay halkaa u tegeen Ergo nabadeed oo u kala dabqaadaysa SNM iyo Khaatumo.

8th May 2025 admin
Isku-duubni baa dadkayagow Dulli kaga baxdaan Sharaf daa’intiyo deeqiyo Wanaag ku durduurataan Isku Duubni Baa

8th May 2025 admin
War ka soo kordhay mamnuucidda Tiktok ee dalka Mareykanka iyo Trump oo ka hadlay Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka codsaday maxkamadda ugu sareysa ee Mareykanka in ay dib u dhigto mamnuucidda lagu wado in lagu soo rogo barta TikTok, isaga oo sheegay uu ka shaqeynayo “xal siyaasadeed”. Qareenkiisa ayaa jimcihii maxkamada […]

8th May 2025 admin
Farmaajo ” Waa ka murugaysnahay sida Nadaxweynuhu dalkka ku hogaaminayo Farmaajo “waxaan ka muragaysannahay saraakiisha iyo ciidanka Soomaaliyeed ee difaacayey dalkooda ee aanada qabiil loogu laayey Hirshabeelle” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo baaq kasoo saaray dagaalada Beelaha. BAAQ NABADEED:- Dadka Soomaaliyeed ee ehelka iyo xigtada isu ah ee sida xaq darrada ah […]

8th May 2025 admin
Jahawareer siyaasadeed:- Farsama xumo mise xifaaltan ka dhexeeya! Tan iyo shalay waxaa hadalo is diidan oo ku jahawareersan ka soo baxayeen madaxda dowladda sida wasaarada arrimaha dibada iyo xafiiska amniga qaranka. Hadaladaan ayaa abuuray shaki iyo dadku fahmi waayaan sida wax u socdaan. Arrimahaan ayaa la xiriira qadiyada ciidanka Itoobiya. Waxaan soo qaadanaynaa hadaladaas oo […]

8th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tasci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Abti Maxamed Cismaan Cali, oo ku geeriyooday dalka Masar . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariisto Marxuumka Jano Fardawsana ka waraabiyo , Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uu ka siiyo Aamiin Aamiin.