Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Safiirka Dowladda Ingirisiiska ee Soomaaliya Kate Foster. Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.

15th May 2025 admin
Taliyaha saldhiga degmada Buraan Cabdirashiid Muuse Biriir, oo ay weheliyaan policeka magaalada ayaa olole nadaafadeed ka fuliyey ceelka magaalada Taliyaha ayaa waxaa ololahan kala qayb qaatay gidoomiyaha degmada Buraan Bootaan Axmed Bootaan, Shaqadan maanta policeku qabtay ayaa kusoo aadaysa iyadoo ay baadiyaha magaalada usoo naqraaceen reer guuraa kasoo hayaamay gobolada puntland kuwaas oo kacaba ceelka […]

15th May 2025 admin
Khudbadda Garaad Maxamed Garaad Cabdilaahi Cali Ciid ka hadlay Xafladda Caleemo saarkiisa ayaa sheegay in uu ka shaqayn Doono Nabadda noloshiisa inta ka dhimanDeegaanka Mindigale Ee Gobolka Sanaag

15th May 2025 admin
Hoos ka daawo hadal jeedintii laga jeediyey Xafladdii Caleemo saarka Garaad Maxamed Garaad Cabdulaahi, oo maanta lagu caleemo saaray magaalada barakaysan ee Mindigale ee gobolka Sanaag

15th May 2025 admin
Ciidankii Puntland ayaa ku laabtay Buuraha Calmadow, halkaana ku gubay Tuutihii ay sheegeen inay lahaayeen Maleeshiyaadkii Qoyska reer Diyaano oo ay dadka ku dhibaatayn jireen

15th May 2025 admin
Ma Majeerteen ayeenu is dhiibnay mise maamul ayeenu wada samaysanay? Dhowaan ayeey ahayd markii Agaasimihii Hay’addii Puntland ee BSF Maxamuud Diyaano, xilka laga qaaday uu isaguna diiday inuu xilka ka dego, maalin ka dibna ay qaar ka mid ah Isimada Majeerteen ay ku taliyeen in magdhow Gaadiid iyo Guryo ah la siiyo wiilka ay u […]