Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Muuse Geelle Yuusuf oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee SEIT ayaa maanta Muqdisho ku doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga. Muuse Geelle Yuusuf ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga kedib markii uu ka guuleystay Cabdirixiin Cabdicasiis Aadan oo la tartamayay. Muuse ayaa helay 14 cod, halka Cabdiraxiin uu helay 11 […]

17th May 2025 admin
Allah ha u naxariistee Mehekeedii oo la diyaar garoobayo ayeey maanta geeriyootay Faadumo Cismaan Aadan Waxa maanta Meherkoodu ka dhici lahaa magaalada Hargaysa Khaalid Maxamauud Maxamed (Khaalid Maacir) iyo Faadumo Cismaan Aadan. inna lillahi wa inallah-e-raji’oon. Gabadhii mehekeedu dhici lahaa aya hadda geeriyootay. Bahda Allsanaag waxaan waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Walaalkayo Khalid […]

17th May 2025 admin
Gabarar Ugaandhiis oo ka mid ah dadka shaqaysta Sacudiga kuna sii jeeday dalkeeda ayaa fooshii qabsatay Dr. Aisha Khatib, oo ah macalin jaamacadeed oo caafimaadka ka dhigta University of Toronto, ayaa markii diyaaraddii Qatar Airways ee ay ka raacday Doha oo ku sii jeeday Entabbe, waxay maqashay iyada oo la leeyahay diyaradda dhakhtar ma saaran […]
17th May 2025 admin
Gabarar Ugaandhiis oo ka mid ah dadka shaqaysta Sacudiga kuna sii jeeday dalkeeda ayaa fooshii qabsatay Dakhtaraddu markii ay u soo dhaqaaqday dhinaca kursi lagu xoonsanaa aayaa markii u qadatay in qof wadnuku istaagay Cunuga, oo ka soo hor maray waqtigiisa

17th May 2025 admin
Qaar badan oo ka mid ah Soomaalida, gaar ahaana kuwo hoggaanka dalka horey u soo qabtay iyo qaar kaloo badan intaba ayaa u arka beesha caalamka wax weeyn iyo in ay dalka talladiisa wax ku leeyihiin. Hadaba dood arrintaas iyo arrimo kale lagu lafa guray ayaa waxaa marti ku ahaa Cali Maxamed Geedi iyo Faarax […]