Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka ee heer Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS.

17th May 2025 admin
Afhayeen Macallimu oo dhaawac halis ah ka soo gaaray qarax goor dhaweyd ka dhacay Muqdisho Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdishu ayaa waxaa dhaawac halis ah uu ka soo gaaray weriyihii hore ee BBC Maxamed Ibraahim Macallimuu, ahna afhayeenka xukuumadda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu dhacay xilli uu Macallimu furayay albaabka gaariga, […]

17th May 2025 admin
Nigeriyaan soo saaray mishiinka lagu ogaanayo dawada beenta ah Nigeriyaan markuu yaraa la siiyey dawo been ah oo halis gelisay naftiisa ayaa hadda soo saaray Qalab lagu ogaanayo dawada runta ah iyo tan beenta ah

17th May 2025 admin
Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo.

17th May 2025 admin
Cali Daacuun oo ku edeb darooday Bulshada reer Maakhir. Cali Daacuun oo isagu Isim ka dhigtay Lacag, oo saaxiib la leh hadba maalintaas jeebka qoyan yahay , ayaa ku edebdarooday bulshhada Maakhir iyo Isimkooda. Xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso ee Suldaanka Warsangeli Suldaan Siciid Cabdisalaam u joogo sidii u qaboojin lahaa, ayaa siday u sii […]

17th May 2025 admin
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo. “Guddiga doorashada Galmudug waxuu guda gelayaa shaacinta odayaasha iyo bulshada rayidka, diiwaangelinta, tababarrada guddiga xulista iyo Ergada,” ayaa lagu yiri qoraalka lagu shaaciyey liiskaan. Liiskaan uu caawa shaaciyey guddiga doorashada Galmudug waa tiradii ugu badneyd ee hal-mar uu […]