31st January 2023  admin  Category :

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo.

“Guddiga doorashada Galmudug waxuu guda gelayaa shaacinta odayaasha iyo bulshada rayidka, diiwaangelinta, tababarrada guddiga xulista iyo Ergada,” ayaa lagu yiri qoraalka lagu shaaciyey liiskaan.

Liiskaan uu caawa shaaciyey guddiga doorashada Galmudug waa tiradii ugu badneyd ee hal-mar uu guddi doorasho shaaciyo, tan iyo markii ay bilaabatay doorashadaan.

Hoos ka akhriso Liiska

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*