17th July 2026 admin Category :
Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo.