Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Ciidan boolis iyo militeri ah oo maanta laga dejiyey Baraawe Ciidan isugu jira boolis iyo militeri ayaa maanta la geeyey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, si ammaanka doorashada ay u sugaan. Taliyaha ciidanka booliska Koonfur Galbeed Gaashaanle Cabdi Ibraahim Shaamow,guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka Shabeellada Hoose Axmed Mudane iyo guddoomiyaha degmada Baraawe Liibaan […]

18th May 2025 admin
Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Addis Ababa Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta hiigsiga Ururka ee sannadda 2063 iyo wax ka qabashada caqabadaha kala duwan ee ay qaaraddu wajahayso oo ay ugu horreeyaan rabshadaha, saboolnimada, cunno yarida iyo […]

18th May 2025 admin
Safiirka jamahuuriyada federalka somaliya u fadhiya Eithopia Amb/Gen. Abdulahi Ahmed jamac (ilkajiir) ayaa sheegay inay somaliya rajo weyn ka qabto in lo doorto golaha amaanka qaarada Africa.

18th May 2025 admin
Boqor Axmed Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo lagusoo dhaweeyey Garoowe

18th May 2025 admin
Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa

18th May 2025 admin
Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira.. Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira..