Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Maxaynu ugu kala qaybsanahay la dagaalanka argagixisada Alshabab? Duulaankii ay argagixisada alshabaab ku soo qaadeen degaanka Milxo ee degmada Laasqoray , oo ay ku doonayeen in beelaha Warsangeli qaarkood ay hub ka dhigis ku sameeyaan ayaa waxay banaanka keentay in maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah beesha Warsangeli ayna doonayn in argagixisada laga sifeeyo […]

18th May 2025  admin  

Gabadhii ku dhawaqaysay ‘Allahu Akbar’ oo sheegtay sabab layaab leh Hadal heyn ayaa dhawaan ka dhalatay muuqaal laga arkayay gabadh dhallinyaro ah oo ku dhawaaqeysa erayada “Allahu Akbar” xilli ay ku soo xoomeen rag ku dhow konton oo ka hor istaagayay inay iyadoo Xijaab xiran aaddo iskuulkeeda. Gabadhan oo lagu magacaabo Miskan Khan, oo 19 […]

18th May 2025  admin  

12 qof oo lagu dhaawacay weerar lagu qaaday garoon diyaaradeed ku yaalla Sacuudiga 12 qof ayaa lagu dhaawacay firirka diyaarad Drone ah oo lagu weeraray garoonka diyaardaha Abha ee dalka Sacuudiga, taasi oo Sacuudiga ay sheegeen inuu dhexda ka qabtay barnaamijkooda difaaca hawada. Howlgalkii diyaaradaha ee garoonka ayaa caadi kusoo laabtay kadb markii muddo kooban […]

18th May 2025  admin  

Hooyo Nasro Maxamed Saleebaan waa loo xoog sheegtay, Caruurteedii ayaa Adoon ahaan Carabta Liibiya u kala iibsanayaana. Guryaheedii ayeey u xaraashtay si ay u badbaadiso gabdhaheeda. Maanta waa lacag beeshay, Soomaali ayeey ka sugaysaa inay kala qayb qaataan xoraynta gabdhaha Soomaaliyeed ee Carabtu cabiidsanayso ALLSANAAG.COM

18th May 2025  admin  

Yaxaaskii Taayirka dhexda ugu xirnaa oo hadda laga jaray Bulshada ku nool Palu, Central Sulawesi province ee dalka Indonesia, ayaa February 7, 2022, waxay xoreeyeen Yaxaas dhex ku watay Taayir muddo shan sano ah

18th May 2025  admin  

Biden iyo Boqor Salmaan oo ka wadahadalay shidaalka iyo xaaladda Bariga Dhexe Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan ayaa ka wadahadlay kor u kaca qiimaha shidaalka iyo arrimaha Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Iran iyo Yemen, kadib kulan khadka telefoonka ah oo dhexmaray labada hoggaamiye. “Labada hgogaamiye waxaa ka go’an inay […]