10th July 2026 admin Category :
Yaxaaskii Taayirka dhexda ugu xirnaa oo hadda laga jaray
Bulshada ku nool Palu, Central Sulawesi province ee dalka Indonesia, ayaa February 7, 2022, waxay xoreeyeen Yaxaas dhex ku watay Taayir muddo shan sano ah