Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Qaraxii ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa illaa iyo hadeer waxaan ka hadlin Maamulka Gobolka Bari, kan degmadda Boosaaso iyo Maamulka Puntland. Sidoo kale, waxaa qaraxa siyaasadeeysnaa ka gaabsaday ineey wax ka yiraahdaan SBC TV, Radio Daljir, Puntland TV, iyo Puntland Facebook. Qaraxan ayaa abbaabulkiisa waxaa ka danbeeyey maamulka Puntland, waana sababta aysan uga hadlin illaa […]

19th May 2025 admin
Alle ha u naxariisto Caaqil Yaasiin Cali Dhahar, ayaa u geeriyooday dhaawac maanta ka soo gaaray qarax mnt ka dhacay magaalada Boossaao

19th May 2025 admin
Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa lagu beegsaday odayaal taageersan Wasiir Jamaal Maxamed. Odayaasha qaraxa lala beegsaday oo ku qayilayey maqaaxi kutaal magaalada ayaa kamid ahaa odyaal shalay taageero u muujiyey wasiir Jamaal. Hadaba, qaraxa ayaa ah mid ay siyaasad ka danbeeyso, waxeeyna u egtahay mid ay soo abaabulleen maamulka uu hoggaamiyo Siciid Deni. Arrintan […]

19th May 2025 admin
Waa kuwee ciidamada sugaya amniga doorashada Boosaaso ee uu Wasiir Jamaal walaaca ka muujiyay? Waa kuwee ciidamada sugaya amniga doorashada Boosaaso ee uu Wasiir Jamaal walaaca ka muujiyay?https://t.co/iOWtpQrWe9 pic.twitter.com/px3hf7D4xg — BBC News Somali (@BBCSomali) February 19, 2022

19th May 2025 admin
Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In La Saxo Qaladaadka Habraaca Doorashada Qoraalka beesha caalamka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Saaxiibada caalamku ay la socdaan doorashada Golaha Shacabka ee kalabar qabsoontay waxa ayna boorrinayaan in si wakhtiyeysan oo lagu kalsoonaan karo loo soo afmeero geeddi-socodka “Saaxiibada caalamku waxa ay ka war hayaan in doorashada […]

19th May 2025 admin
Bulshaddii ka soo hayaantay Mudug iyo Nugaal iyo kuwii degaanka oo dhamaantood Gurmad u baahan Dadka reer guuraaga ah ee ay saamaysay abaarta ka jirta gobolo ka tirsan Puntland una hayaamay Sanaag ayaa waxaa la soo darsay Biyo yari xoolihii oo ka jiray iyo baahiyo kale waxa ayna codsadeen in Dowladda iyo Bulshaduba ay ka […]