Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe), ayaa sheegay in loo diiday inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee sumadiisu tahay HOP#020, kaasoo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Gaalkacyo. Indha Qarshe ayaa suxufiyiinta u sheegay in maamulka Galmudug ee uu hormuudka u yahay madaxweyne Qoor qoor uu mas’uul ka […]

19th May 2025  admin  

Maamulka Puntland Maxay ugu diidan yihiin In W.Jamaal Xildhibaan noqdo HOOS KA AKHRISO https://allsanaag.com/maxay-u-neceb-yihiin/

19th May 2025  admin  

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale ayaa ka qayb galay shir weynaha deegaanka ee QM UNEA 5 oo ka furmay magaalada Nairobi ee caasumadda dalka Kenya. Qoraal ay dowladdu kasoo saartay shirka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya […]

19th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo Guddiyada Doorashooyinka SIEIT Banaadiriga, Heer Federaal iyo Xallinta khilaafaadka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa warbixinno ka dhageystay Guddiyada uu la kulmay hannaanka ay u socdaan doorashooyinka dalka, kuna bogaadiyey inay dardargalinta arrimaha […]

19th May 2025  admin  

Garbohaareey ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka bilaabato doorashada wajigeeda labaad ee Jubbaland. Ayaddoo dhawaan soo idlaatay goorta kobaad ee jubbaland ee loo asteeyay doorashada oo aheyd Kismaayo . Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbohaareey. Garbohaareey ayaa lagu wadaa […]

19th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Sare ee deegaannada Puntland. Manhajkan oo muddo howshiisu socotay waxaa soo diyaarintiisa iska kaashaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland , Barayaasha dugsiyada sare iyo Madbacadaha Midoobay. Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in dhamaystirka Manhajkan dugsiyada […]