8th February 2023  admin  Category :

Garbohaareey ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka bilaabato doorashada wajigeeda labaad ee Jubbaland. Ayaddoo dhawaan soo idlaatay goorta kobaad ee jubbaland ee loo asteeyay doorashada oo aheyd Kismaayo .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbohaareey.

Garbohaareey ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka bilaabato doorashada wajigeeda labaad ee Jubbaland. Ayaddoo dhawaan soo idlaatay goorta kobaad ee jubbaland ee loo asteeyay doorashada oo aheyd Kismaayo .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*