Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal rasmi ah oo uu soo saaray ku adkeeyey in Hawlgalka ATMIS uu ku shaqeeyo habraaca amniga doorashooyinka ee ay ku heshiiyeen Madasha Wadatashiga Qaran iyo dardar gelinta dhamaystirka doorashooyinka si waafaqsan heshiishkii 17 Sebteembar.

7th June 2025  admin  

UK steps up support as famine looms in Somalia Minister for Africa Vicky Ford has announced a new £25 million aid package to provide vital services to almost a million people across the country, including food and Water, Sanitation, and Hygiene (WASH) support, as the country teeters on the brink of widespread famine. https://www.gov.uk/government/news/uk-steps-up-support-as-famine-looms-in-somalia

7th June 2025  admin  

ATMIS waa in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone Ra’iisul Wasaare Rooble”Anigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone si aan u taabba-galinno doorashada guddoonka Baarlamaanka, uguna diyaar garowno doorashada Madaxweynaha bisha soo socota. Hoggaanka […]

7th June 2025  admin  

Taliye Xijaar oo iska difaacay eedaymihii loo jeediyey ee carqaladeynta doorashada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey ciidanka booliska Soomaaliyeed. Eedahaas oo ka kala yimid guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Dhabancad iyo guddoomiyaha guddiga doorashada Golaha Shacabka xildhibaan Cabdirisaaq […]

7th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Abaaraha Geeska Afrika, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda abaareed ee dalka ka jirta, isagoo Beesha Caalamka ku boorriyay in si deg deg ah loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso. Ra’iisul Wasaare @MohamedHRoble oo khudbad ka jeediyay […]

7th June 2025  admin  

DF Soomaaliya iyo Sanduuqa Horumarinta kuwait oo heshiis muhiim ah kala saxiixday Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Horumarinta kuwait oo soddon sanno kadib dib u bilaabaya xiriirka iyo wada shaqeynta taageerada dhaqaalaha. Heshiiskaan oo maanta ka dhacay dalka Kuwait ayaa dowladda Soomaaliya waxaa u saxiixay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait Ambasaddor Dr. Cabdullaahi Maxammed Odowaa […]