Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Waxaa weli hubanti la’aan ay ka taagan tahay qabsoomidda doorashada guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo qorshuhu yahay inay maanta dhacdo, ayada oo xiisad ay ka jirto magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Hoolka doorashada oo ah Teendhada Afisyoone ayaa waxaa gaaray qaar ka mid ah xildhibaanada, oo uu ku jiro guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee golaha […]

6th June 2025  admin  

Xunbaha Beesha Caalamka ayaa goor dhaweyd si wadajir ah warsaxaafadeed uga soo saartay xaaladda doorashada guddoonka Golaha Shacabka, iyada oo ku baqday ‘in si nabdoon’ loo dhameystiro doorashada. Bayaankan ayaa u qornaa sidan; -Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo […]

6th June 2025  admin  

Guddoomiyaha kumeel gaarka ee baarlamaanka ayaa dhaariyey xubno lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq. Guddoomiyaha oo da’ahaan lagu qiyaasay shakhsi ku socda 90ka ayaa u dhaqmay si aan habbooneen kadib markii uu qol ku dhex dhaariyey xubno aan la soo marin sifo sharci ah. Heshiiskii la gaaray September 17keedii waxa uu dhigayey in magaalada Garbahareey ay […]

6th June 2025  admin  

Wasiirka amniga oo shaqo joojin ku sameeyay taliye Xijaar

6th June 2025  admin  

Taliyaha ciidamada booliiska Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in uusan damaanad qaadi karin amniga doorashada, waxa uuna codsaday in dib loo dhigo doorashada guddoonka golaha shacabka. Translate Tweet BREAKING: Another major setback to #Somalia’s long delayed election as Somali police commissioner says that he cannot guarantee the security of the venue of tomorrow’s planned election […]

6th June 2025  admin  

Xildhibaan Cabdirisaaq ” Anaga shaqadaydu waa doorasho, wixii diiwaan-gelin ah gudoomiyaha KMG ayay u taalaa” Parliamentary select committee tasked with overseeing the elections of house leadership in the Somali parliament says it has “unanimously” agreed to bar rival politicians from #Garbaharey, #Elwak camps in Wednesday’s crucial vote. #Somalia pic.twitter.com/cEaSCIFAvi — Abdulaziz Billow Ali (@AbdulBillowAli) April […]