Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025  admin  

TOOS U DAAWO Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Fadlan sii share-garee muuqaalkan

5th June 2025  admin  

Eebow Waa Mahadaa

5th June 2025  admin  

Madaxwynaha Puntland, ahna murashax madaxweyne Said Abdullahi Deni, ayaa caawa kulun la qaatay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Mohamed Laftagareen, oo ogaaday in Doontii Farmaajo ee Nabad iyo Nolol sii degayso

5th June 2025  admin  

Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasabad lagu taageerayo madaxwaynaha Dawladda Puntland Musharax Siciisd Cabdullaahi Deni.

5th June 2025  admin  

Iyadoo maalinta berri ah lagu wado in la qabto doorashada muddada sanadka ka badan dib u dhacday ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya waxa ay soo saareen qoraal kooban oo ay uga hadlayaan doorashada. Xubnaha beesha caalamka ayaa ku boorriyay xildhibaannada labada aqal in ay “waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay […]

5th June 2025  admin  

Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah ayadoo doorashada madaxweynaha JFS lagu wado in maalinta biri lagu qabto Muqdisho