Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

4tiiMay, 1991, kulankii fadhiga ahaa ee lagu qabtay Bakhaarka Cabdi Boodhle ee magaalada Burco, baa Beelaha Isaaq soo bandhigeen ajandde 4 qodob ah oo ay ku jirto, in Gobollada Woqooyi ka go’aan Somalia inteeda kale. Shirka waxa lagu ballansanaa inu qabsoomo maalintaas tan ku xigta (5/5/91) .Si qafllad ah baa loosoo bandhigay go’aannaday soo gaadheen […]

6th June 2025  admin  

Maxaa laga yeeli doonaa heshiiskii uu Farmaajo galay ee baarlamaanka la horgeyn?. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaa horyaalla siyaasado wajiya badan leh oo Soomaaliya kala dhaxeeyo waddamada Deriska la ah sida Kenya, Itoobiya, Jabuuti iyo Eritrea oo Geeska Afrika ku taala. Dalka Soomaaliya 15-ki Bishan May wuxuu yeeshay madaxweyne cusub kaasoo noqday madaxweynihi 10-aad ee […]

6th June 2025  admin  

Jubaland oo sheegtay inay qorsheyneyso inay dib ula wareegto Gedo Maamul Goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay qaabka maamulku u doonayo in dib u heshiisiin looga sameeyo gobolka Gedo si degmooyinka gobolkaas dhammaantood ay mar kale dib ugu soo laabtaan gacanta maamulka. Gobolka Gedo ayaa muddo waxaa ka jiray xiisad siyaasadeed, ayada oo gacan ku hayntiisa […]

6th June 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka jawaabay go’aankii ciidamada ee Joe Biden Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ku ogolaaday inuu dib ugu soo celiyo Soomaaliya dhowr boqol oo ka tirsan ciidamada khaaska ah ee tababarka iyo taageerada siiya ciidanka Soomaaliya. Fariin lagu qoray barta twitterka madaxtooyada […]

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Larry Edward André, Jr. Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay tageerada Maraykanka ee Soomaaliya, dagaalka Argagixisada iyo xaalada Gobolka Geeska Afrika. […]

6th June 2025  admin  

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo xilka Qaran ee loo doortay. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ah ugu horeyso xaaladda Guud ee dalka.