Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025 admin
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka #Deyn_Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad Barnaamijka #ECF ee dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. IMF waxa ay sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya kor u kacay sameeyay dhib kasta oo ka jira dalka, sida Abaaraha. […]

7th June 2025 admin
Dimoqraadiyadii lagu doortay Madaxweynaha Ma lagu dooran doonaa PM Soomaaliya, mise waxa lagu soo xuli doonaa sidii caadadu ahayd. Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamkuba, waxay aad u soo dhoweeyeen doorashadii xalaasha ahayd, oo maalmo ka hor lagu doortay Madaxweynha dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. 190 Xildhibaan, oo ka soo jeeda dhamaan beelaha Soomaaliyeed […]

7th June 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida Madaxweynihii geeriyooday ee dalka Imaaraaadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayid. Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu Madaxweynaha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan gaarsiinayaa […]

7th June 2025 admin
Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada kula kulmay madaxweynihii hore ee Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sidookale waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo qabanqaabada munaasabadda xil-wareejinta Madaxweynaha. H.E Pres @M_Farmaajo & H.E Pres […]

7th June 2025 admin
Dowladda Soomaaliya oo sii deysay lacagtii ay ka xayirtay Imaaraadka Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sii deysay lacag gaareysay 9.6 milyan oo dollar oo ay dowladdu horey ugala wareegtay Imaaraadka Carabta bishii April sanadkii 2018-kii. Lacagtaasi oo saarneyd dayuurad ay laheyd Imaaraadka ayaa hey’adaha sirdoonka Soomaaliya ay qabteen, waxaana ayna sabab u noqotay inuu xumaado xiriirkii […]

7th June 2025 admin
SOOMAALIYA HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH. Qore Abshir Saalax waxaan u taaganahay xilka wasiirka 1aad ee Dawladda federeralka ee Soomaaliya, waxaan aamin sanahay in dalkayga iyo dadkaygu ay baahi wayn u qabaan inaan u shaqayo maanta si aan uga gudubno Marxalada adag iyl duuraha Qalafsan ee dul hoganaya Dawladnimadeena. SOOMAALIYA, waxay Maraysaa xilli aan […]