Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaarahan Puntland ayaa DP World ku wareejisay kooxda FC Bari oo ku Ciyaari doonta Magaceeda.

5th May 2025  admin  

Taliye Fu’aad Xanaano “Maalmo dhow ayaan soo af-jaraynaa… Ciidamada Difaaca Puntland ayaa la wareegay saldhigyo ay ku dhuumaalaysanayeen Argagaxisada Daacish buuralayda Calmiskaad.

5th May 2025  admin  

Ceerigaabo laguma diririn ee dad aan hubaysnayn ayaa la bililiqaystay

5th May 2025  admin  

Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ay weheliyaan Guddigii Shirka Ceelbuh ee Difaaca Ceerigaabo yaa kulan la qaatay Cuqaasho iyo Waxgaradka Beesha Warsangeli ee ku dhaqan Magalada Bosaaso.

5th May 2025  admin  

Beesha Muuse Biixi oo samaysatay Maleeshiyaad u shaqaynaya sida Garxejis 36. Horay haddii jabhadaha\ii Soomaaliya soo maray ay qaarkood u soo hogaamin jireen Dad aan maskixiyan fayoobeen, jabhaddan cusb ee “SPSPA.” waxa hogaamin doonta Qof dumar ah The fragile political structure is collapsing in #Hargiesa, various sub-clans are now militarizing. The former governor of secessionist […]

5th May 2025  admin  

“Tuulada Geelwayta ama Bender Jadiidda cusub waxa aasaasay Hori Maxamed Ismaaciil oo Jibriil Siciid ah 1890, maalin kaste waxa u sii kordha muhiimad ganacsi oo wayn, waxa laga dhoofiyaa xabagta, uduga iyo xoolaha yaryar.” Qoraalkii aan ka qoray Waqdariya waxa aan ku xusay: Sadexda guri ee dhoobada ah ee ku yaallay Waqdariya in ay kala […]