Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
25th November 2024 admin
Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood’ Waxay ahayd habeen caadi ah oo la mid ah habeenada kale, iyadoo sariirta ku jirta gabadh shan jir ah oo aan naafo ahayn ayaa sariirta ku jirtay waanay hurdeysay, si lama filaan ah ayay u soo kacday si ay musqusha u gasho. Waxa la […]
25th November 2024 admin
Maamul Goboleedka Hargaysa ayaa xaflad u qabatay dhalinyaradda deegaanadaas si ay isu ruxaan. Dhalinyaradda ka soo qayb gashay is ruxiddaas, waxeey lulayeen calanka maamulkaas, waxaana la saarayey marba hees si dhaliyaradu ay dhidid isaga keenaan. Dhalinyaradan ma ahan kuwa xiisa badan u qaba quxubka ay Muuse Biixi, Saleebaan Gaal, Adna Aadan iyo Faysal Waraabe aqriyaan, […]
25th November 2024 admin
Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Freyayaa la dabal degay Soomaalida degan magaaladaas Minneapolis mayor Jacob Frey screams "Long Live Somalia" in fluent Somali to a Minnesota crowd during Somali Independence Day celebrations He even performs the traditional Darood Dhaanto dance 1 Senator9 State Reps Congratulations to Minnesota, the 19th state of Somalia pic.twitter.com/3rWE0c4DXS […]
25th November 2024 admin
Kalsoonida uu barxadda Garowe uu ku dhex lugeenayo ilaalo la’aan ayuu Wasiir Qorsheel maamulka Puntlnad wax kula qaybsanayaa, bulshada reer Maakhir intooda badana waa taagersan yihin Somaliya malaga heli karaa in Wasiir uu magalada dhex lugeeyo bilaa ciidan?Kani waa Wasiir ka Caafimadka DowladaPuntland ,Saciid Jaamac Qorsheel ok Barxadii Garowe dhexlugeynaya #Garowe #PuntlandFirs pic.twitter.com/LiaXjCoqkY — 🇸🇴🇹🇷Ardaagatwitt-er […]
25th November 2024 admin
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Fidan ayaa sheegay in wada-hadallada Ankara ay ku gaareen horumarro la taaban karo, isla markaana wareeggii labaad ee wadahadallada uu bisha September mar kale ka dhici doono dalka Turkiga
25th November 2024 admin
Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kadib Qofna ma oga waxa dhici doona berri iyo wakhtiga dhowba. Diyaaradda NE130 oo ka soo duushay Qaahira kuna sii jeedday magaalada Taif ee dalka Sucuudiga ayaa si caadi ah u socotay, iyadoo jawigu uu ahaa mid caadi ah, isla markaana shaqaalaha diyaaraddu ay […]