Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa xilkan u magacaabay Xamza Adan Xaadoow, Xaadoow ayaa ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee Hawiye ee inta badan loo magcaabo xilalka dawladda federaalka, waxaana inta badan fariintu ka […]

29th March 2025 admin
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Badhan ee Xarunta gobolka Sanaag tababar uga furay shaqaalaha diiwaangalinta codbixinta Doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka Shacayb-doona goobaha diiwaangalinta Gobol ee Sanaag oo ka mid ah saddex-da gobol ee wajiga 2-aad ee diiwaangelintu ka dhacayso

29th March 2025 admin
Canada oo magacowda Ergayda Gaarka ah ee La-dagaallanka Islaam naceybka Dawlada Canada ayaa magacawday Ergey Gaar ah oo u qaabbilsanaan doona la-dagaalanka Islaaam nacaybka, iyada oo tallaabadan ay noqoneyso tii ugu horreysay ee nooceeda ah, iyadoo ay soo dhaweeyeen Muslimiinta dalkaasi ku dhaqan oo ay Soomaalidu ka mid tahay.

29th March 2025 admin
Sidee ayaa loo diley Hadrawi Sangub, marxuunka geeridiisu hormuudka u noqotay Kacdoonka Buluuga ah?

29th March 2025 admin
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA Muqdisho, Jannaayo 27, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay dalka dib ugu soo laabanayaan, […]