Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyey Hantidhawraha Qaranka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Hanti Dhowraha cusub ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale iyo Hanti Dhowrihii hore Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa tilmaamay in Xafiiska Hanti Dhowrka uu laf […]

19th March 2025 admin
Wasaaradda Qorsheynta oo u diyaar garoobeysa Diyaarinta Qorshaha Dayn Cafinta Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta shir gudoomiyay shirka bilaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS kaas oo ay ka qeybgaleen Wasiiru- Dowlaha, Mudane Cabdirashiid Jire Qalinle, Agaasimaha […]

19th March 2025 admin
Ciyaaryahan Atsu ee reer Ghana oo ku dhintay dhulgariirkii Turkiga Ciyaaryahankii kubadda cagta, reer Ghana, Christian Atsu ayaa meydkiisa laga helay burburka dhismayaasha, ka dib dhulgariirkii ka dhacay koonfurta Turkiga toddobaadkii hore. Wakiilka ciyaaryahan Atsu ayaa sidaas Sabtidii sheegay. Atsu ayaa la la’aa ilaa 6dii February, ka dib burbur ku yimid dhismihii uu deganaa oo […]

19th March 2025 admin
Wareysi wararkii ugu danbeeyey ee arimaha Laas-caanood

19th March 2025 admin
Dumar iyo Caruur ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo duqayn lagu barakiciyey ayaa gaaray Itobiya In ka badan 60,000 oo Soomaali ah, oo u badan haween iyo carruur, ayaa u qaxay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay, si ay uga baxsadaan iska horimaadyo iyo falal ammaan darro oo ka dhacay magaalada Laascaanood […]

19th March 2025 admin
Xildhibaanada Soomaaliya oo gurmad lacageed u diraya Yurub Maanta oo ha’yadda Qaxotiga soo saartay qoraal naxdin badan oo ay ku sheegayaan in maalin walba 1000 qof ay ka barakacaan gobolka Sool, oo ka gudbaan xadka si ay u gaaraan Itoobiya, iyaga oo ka baxsanaya duqaynta mamulka SNM. Xildhibaanada dawladda federaalka Soomaaliya, oo laga sugayey inay […]