Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Ex Xildhibaan Ahmed Saakin ayaa tuutaha iyo qoriga u qaatay difaaca Dhulka SSC wuxuuna soo bandhigayย gabay cajiiba oo halgankii Daraawiishta sii laba jibaaraya

19th March 2025 admin
Beelaha Puntland qaar Diin ay soo jilaabteen ayeey wadaagaan, qaarna lacagaha laga helay qaramada midoobey ayaa Xoolo loogu gadaa Magaalada Garduush ee degmada Xaafuun, waxa ku nool dad sabool ah oo ay u sii dheer tahay hayb sooca. Waxay ku urureen tuuladaas. Bulshadan halkaas lagu go’doomiyey ee ku dhex nool beelaha Harti ayaan lahayn xoolo […]

19th March 2025 admin
Xaaladda Laascaanood oo iska hor-imaad kooban uu ka dhacay maanta Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa lagu warramayaa inay dagan tahay inkastoo goor hore oo saaka ah uu mar kale iska horimaad ka dhacay. Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda caafimaadka ee Laascaanood ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol uu ka waraystay Dr. Xasan Maxamuud Xuseen oo ah agaasimaha Isbitaalka […]

19th March 2025 admin
Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa looga yeedhay Baarlamaanka Puntland

19th March 2025 admin
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ท๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐ฎ Muqdisho, Feberaayo 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Bare oo xarigga ka jaray Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa sheegay in Golaha Xukuumaddu ay ka sugayaan Wasaaradda soo gudbinta siyaasadda qaran ee lagu badbaadinayo Xoolaha Soomaaliyeed. […]

19th March 2025 admin
Maxaa kasoo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Ruto ee Addis Abab? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa Kenya William Ruto, iyaga oo ka wadahadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo dadaallada Soomaaliya ee ku biirista Dallada Bariga Africa ee EAC, sida ay sheegtay madaxtoyada Soomaaliya. William Ruto […]