Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Nairobi: 20 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo hawlo shaqo u jooga Nairobi ayaa Maantay Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Madax ka tirsan Beesha Caalamka, gaar ahaan daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya sida UK, USA, EU, Norway, Sweden, Denmark, Germany, Holland, Switzerland, Belgium iyo World Bank. ayaa […]

16th March 2025 admin
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐ธ๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป Muqdisho, Maarso 20, 2023: – Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Suudaan, Marwo Axlaam Madani Mahdi, oo hoggaaminaysay wafdi ganacsato u badan oo ka qeyb-galay Madasha Maalgashiga ee Soomaaliya […]

16th March 2025 admin
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo ka Duulaya Maalinta Doorashada Goleyaasha Deegaannada Puntland oo ku Suntan 25 May, 2023. Waxa uu halkan Ku Shaacinayaa Muddo-hawleedyada Doorashada Goleyaasha Deegaanada Puntland Kuwooda hortabinta u leh Maalinta Doorashada.

16th March 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasibad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya wuxuu ku saxeexay illaa sideed sharci oo muhiima oo taabaya dhinaca ammaanka, arrimaha bulshada, khayraadka, dhaqaalaha, iwm. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada, sharciyada madaxweynuhu saxeexay oo ay hore u soo meel mariyeen labada gole baarlamaan ayaa kala ahaa: […]

16th March 2025 admin
Xildhibaanada faderaalka ee tagay Laascaanood iyo ujeedkooda Wefdi xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa shalay gaaray magaalada Laasacaanood oo tan iyo 6-dii bishii hore uu ka socday dagaal u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland. Xildhibaannadan oo uu kamid […]

16th March 2025 admin
Guddoomiyaha Hayโadda SODMA oo Garoowe ka dhagax dhigey dhismaha xarun gurmadka deg degga ah Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg […]