Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo ku kulmay Guriga madaxweyne ku xigeenka Puntland Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Hoygiisa kulan Afur iyo soo dhoweyn ah kula qaatay Isimada dhaqanka SSC ee kala ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan […]

16th March 2025  admin  

Midowga Afrika oo dalbaday dhaqaale lagu maalgelinayo howlgalka Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa dhawaan dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo dollar oo lagu maalgelinayo howlgalka ciidamada nabad ilaalinta ee jooga Soomaaliya. Bankole Adeoye, oo ah guddoomiyaha Midowga Afrika ee arrimaha siyaasadda iyo nabadda ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ay taageero muhiim […]

16th March 2025  admin  

Togaga Durdur Iyo Buraan ee Degmada Buraan ayaa waxaa ku soo rogmaday Daadad hakad Geliyey Isu Socodka gadiidka ee gobolada Iyo Degmooyinka Dalka.

16th March 2025  admin  

UK oo xabsiga dhigtay koox ay ku eedaysay inay qorshaynayeen falal argagixiso Booliiska la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa sheegay in ay shan nin u xidheen tuhuno argagixiso. Nimanka ayaa booliisku ka qabteen magaalooyinka Worcester, Birmingham, Leicester iyo Bradford. Magaalooyinkan ayaa ka mid ah deeggaanada ay jaaliyadaha Muslimiinta ahi ku badan yihiin inkasta oo […]

16th March 2025  admin  

Waa kuma hogaanka cusub ee Tigrey Getachew Reda? Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hogaanka cusub ee gobolka Tigrey u magacaabey Getachew Reda Getachew Reda waa mid ka mid ah ragga magacyadooda sida weyn loola xidhiidhinayey dagaalka labada sano socday ee u dhexeeyay TPLF iyo dawladda dhexe ee Itoobiya. Wuxuu Getachew si joogta ah ugasoo […]

16th March 2025  admin  

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo u gudbay wareega 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho habeen waliba ayaa waxaa caawa kulankiisa 1-aad ee wareegga 1aad ku tartamay Degmooyinka Heliwaa iyo Dhahar oo ka kala tirsan Gobollada Banaadir iyo Sanaag, waxaana barnaamijka si […]