Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland oo guddi u magaaabay fatahaadda ku dhufatay magaalada Baardheere Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xubnaha guddiga gurmadka fatahaadda ku dhufatay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Tix-raac: XM/DGJS/024/2023 kuna saabsan magacaabid Guddiga gurmadka fatahaadda Degmada Baardheere. Kadib Fatahaaddii ka dhacay Degmada Baardheere ee galaafatay naf iyo maal, isla markana u baahan […]

16th March 2025 admin
Maxaa Muusoow naga bax denbi ka dhigay, Farmaajoow naga baxna dalacaadda loogu helay. Inta badan madaxda Soomaaliyeed ee maanta , gaar ahaan kuwa ka soo jeeda beesha Hawiye waxay ahaayeen kooxddii la magax baxday badbaado qaran ee sida cad ee aan gabashada lahayn ku lahaa ” FARMAAJOOW NAGA SOO BAX”, iyaga oo madaxweynihii hore ee […]

16th March 2025 admin
Isimada Koonfurta Soomaliya ka yimid yeey la hadlayaan? Labaatankii sano ee ina soo dhaaftay dawladda Federaalka Soomaaliya ee ka shaqaysa Muqdisho, waxay ku wareersanaayeen xaaladda waqooyiga Soomaaliya oo waxay qeexi kari waayeen “eryaga Somalilandtii ay kula hadli jireen dalalka Turkiga, Imaaraadka iyo Itoobiya. Jaah wareerkan siyaasadeed ee ka jiray Muqdisho, ayaa xoojisay in qaybo ka […]

16th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay sugidda amniga caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxda Booliiska, Nabadsugidda, Gobolka Banaaid […]

16th March 2025 admin
Mareykanka iyo Canada oo gaaray heshiis ka dhan ah dadka soo galootiga ah Dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa gaaray heshiis ay kaga hortagayaan dadka magangelyo doonka ah ee ka taallabayo xuduudaha aan rasmig aheyn ee dalalkaas kuwaasoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku qulqulayay xuduudda Mareykanka iyo Canada, sida ay sheegeen saraakiisha. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo […]

16th March 2025 admin
QM oo sheegtay in la helay macdantii Uranium-ta ee laga waayey Liibiya Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka, ayaa Jimcihii u sheegtay dalalka xubnaha ka ah, inay heshay inta badan, macdantii Uranium-ta dabiiciga ahayd ee dhowaan laga waayey dalka Liibiya, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reutes. Macdantan oo xaddigeedu gaadhayey illaa 2.5 […]