Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th November 2024  admin  

WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DOWLADDA PUNTLAND OO U HAMBALYEEYEY GOLEYAASHA DEEGAANKA 3-DA DEGMO EE LA DOORTAY. “Waxaan u Hambalyeynayaa Xildhibaanada kusoo baxay Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka, shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay arrintani u tahay yididilo ku dayasho mudan. Sidaas waxaa kusoo gabagaboobay doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland oo muddo 25 sano ah ahayd himilo […]

25th November 2024  admin  

Garoowe: 24 July 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilo ka socday Hay’adda Build-up iyo Xarunta Horumarinta Cilmi baarista Puntland (PDRC) oo labaduba wadashaqayn dhow la leh Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) […]

25th November 2024  admin  

Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay tallaabooyin ka dhan ah dal ku galka la siiyo muawaadiniinta Soomaaliya. Ujeedada talaabooyinkan ayaa ah in Soomaaliya culeys lagu saaro in dib loogu soo celiyo dadka aan waddada saxda ah ku gelin dalalka Midowga Yurub. Goluhu waxa uu u baahan yahay baa lagu yiri warbixintaan, “inuu ansixiyo soo jeedinta […]

25th November 2024  admin  

Xildhibaanka aqalka sare ee gobolka Sanaag ayaa lagu so dhoweeyey magaalada Toronto ee dalka Canada. Huteelka weyn ee lagu magcaabo Delta ee ku yaala galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada, ayaa hoolkiisa shirarka waxa lagu qabtay xaflad lagu soo dhowaynayey Xildhibànad Saynab Ismaacil Maxamed oo ah xildhibànka aqalka sare ee laga so doorto gobolka Sanaag. […]

25th November 2024  admin  

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland

25th November 2024  admin  

Maxay tahay sababta ciyaarahan guulo u soo hooyay Soomaaliya looga reebay tartanka Olimbikada? Guddiga Olombikada Soomaaliya ayaa ka saaray Orodyahanka Cabdullaahi Jaamac Maxamed ka qeyb galka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee Paris 2024, kaasoo lagu wado in la qabto 26-ka July illaa 11-ka Agoosto. Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ka tirsan orodyahanada u orda dalka Soomaaliya,  in […]