Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025 admin
Maleeshiyaadkii SNM ee furimaha dagaalka looga adkaaday ayaa duqaymo aargoosi ah ku garaacay magaalada Laascaanood oo ay ku nool yihiin dad tabar yar oo awoodi kari waayey inay magalaada Laascaanood ka baxaan. Allah ha u naxariistee dadkii ku noolaa magaalada Laascaanood oo ay aargoosiga ku dileen maleeshiyaadka SNM oo ay bbeelaha Isaaq ku midaysan yihiin […]

15th March 2025 admin
Xaaladda Laascaanood iyo doorashada Somaliland WASHINGTON — Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka socda Laascaanood, isaga oo ka digaya in colaadda sii socota ay kordhin doonto suurtagalnimada in kooxaha xagjirka ahi ay abuuraan xasillooni darro ballaaran oo uga sii dari doontaa dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee taagan. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa […]

15th March 2025 admin
Ciidanka Puntland oo qabtay lacago been abuur ah iyo dadkii watay Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay gaari waday lacago been abuur ah iyo dadkii waday lacagahaasi. Hawgalkaasi ay sameeyeen ciidanku ayeey ku soo qabteen gaari nuuciisu yahay deyno oo sidday lacago been-abuur ah oo la tilmaamay in ay ahaayeen xaashiyo […]

15th March 2025 admin
Urur Samaale ma yahay wax jira ? Haddaba waxaa arrintaas wax iska weeydiiyay Sagaar iyo Fooxa Halla Shito oo ah rag iyagu maskaxdooda maala. Sagaar : War ninyahoow Urur Samaale ama Irir Samaale xaggee naga soo galay magacaa, mase yahay qabiil jira ? Fooxa Halla Shito : Urur Samaale waa uun isbaheeysi sida Gaashaanbuurta Nato, balse ma’ahan dad wadda […]

15th March 2025 admin
Instability and Democratic Backsliding in Somaliland Instability and Democratic Backsliding in Somalilan PRESS STATEMEN The United States is increasingly concerned by the continuing violence in Lascanood and joins other international partners and neighbors in calling for de-escalation, adherence to the agreed ceasefire, unhindered humanitarian access, and resumption of constructive dialogue towards peaceful resolution. Continued violence […]

15th March 2025 admin
Madaxweynaha Jabuuti oo shaaciyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto Aqoonsiga Somaliland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay wargeyska Jeune Afrique ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa caddeeyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto aqoonsiga Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland. Geelle oo la weydiiyay in xukuumaddiisu ay aqbali doonto madaxbannaanida Somaliland oo ictiraaf […]