Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Ciyaal weerada Muqdisho ee Xaafadda Kaaraan iyo Dawladda Xasan Culusoow oo iyana ah Odayaal weero dhaqaale ayaa wada hadal uga furmay magaalada Muqdisho. Laga soo bilaabo dawladdii Cabdulaahi Yuusuf ee Beesha Hawiye ku inqilaabay 550 Xildhibaan ee argagixisaddii Maxaakiimta, oo markii danbe u doortay Sheekh Shariif madaxweynaha iyo ilaa maanta 2023 waxa dawladda Soomaaliyaa lagu […]

15th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxaha khawaariijta ah ee Gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Aw-qumbaale, Ceelcad, Canjeel, Harboole iyo Janaa-Cabdalle oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta. Madaxweynaha oo la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay […]

15th March 2025  admin  

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya. Weerarkan hoobiyayaasha ah waxaa xaqiijiyey saddex qof oo ku sugan magaalada oo sheegay in ay maqleen qaraxyada. Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan. Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda, laakin weerarrada noocaan ah ee […]

15th March 2025  admin  

Wasiir Hore Cabdulahi Ciilmooge Oo Raisal Wasaare Xamse Ku Dhalilay Mowqif La Aantisa Dagaalka Laascaanood. DEG-DEG Wasiir Hore Cabdulahi Ciilmooge Oo Raisal Wasaare Xamse Ku Dhalilay Moqif La Aantisa Dagaalka Laascaanood. Wakaas ragii dhiiga lahaa ilaahay ha ku barakeeyo@HamzaAbdiBarre pic.twitter.com/lU4ZNo74BQ — Halgamaa (@JamaAhm091233) April 9, 2023

15th March 2025  admin  

Hogaamiyihii Irir samaale oo Jabuuti ku soo dhoweeyey Ergaygii Madaxweynha Soomaaliya u magcaabay beesha Isaaq. Kaligii taliyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, ahna gudoomiyaha Ururka Irir samaale ee geeska Afrika, oo maalmahan danbe ku mashquulsanaa sidii loo hakin lahaa ama loo jebin lahaa Jamaahiirta gobolka Sool ee doonaysa inay ilaaliyaan midnimada Soomaaliya ayaa Caawa dalkiisa kula […]

15th March 2025  admin  

Dekaddii Berbera wax kama soo degaan, suuqii Tog wajaale waa xiran yahay, kantarooladdii Laascaanood Tukaraq iyo Caynabo albabaabadaa loo xiray . Waaan ka baqayaa inaan is cuno / Hoos ka daawo wasiirka beeraha maamulka SNM Abdul qaadir Iiman Warsame oo ka hadlaya busaaradda ka jirta ISAAQLAND