Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025  admin  

Kullanka soo bandhigga iyo dhiirrigelinta waxqabadyada qaybta Jiyoolajiga ee Kulliyadda Sayniska (Faculty of Science, Department of Geology).

14th March 2025  admin  

Qodobada ay ka wada hadleen xogahayaha QM Antonio Guterres iyo Mad. Xasan Sheekh Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay kordhiyaan kaalmada ay siinayaan Soomaaliya, waxaana uu sheegay in codsigii la jeediyey ee ahaa $2 bilyan iyo 600 milyan si loogu gargaaro 7 milyan iyo 600 kun, in illaa […]

14th March 2025  admin  

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo go’aan ka soo saartay Liyuu Booliska Golaha wasiirrada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyey qorshaha lagu meel marinayo dib u habeynta booliska deegaanka lagu sameynayo oo qaybta ka ah qaab dhismeedka amniga qaranka dalkaas. Shirka 12-aad ee caadiga ah ee golaha wasiirrada deegaanka ayaa dhegeystay warbixin ku saabsan sida […]

14th March 2025  admin  

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo soo saaray warqad ku socota Hay’adaha dowladda Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga ee lasii daayay sanadkii tegay ee 2022-kii. Hoos ka akhriso khaladaadka iyo talabixintii khusaysay […]

14th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehlinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, afur wadareed ka tarjumaya dhaqanka Soomaaliyeed ee ku tilmaaman martisoorka iyo soo dhaweynta. Madaxweynaha  ayaa bogaadiyay doorka wanaagsan ee saaxiibda caalamiga ahi ka qaataan dowlad-dhiska Soomaaliya, waxaana uuna soo […]

14th March 2025  admin  

Mid ka mid ah dadka la shaqaysan jiray argagixisada SNM, ayaaCAAWA gacanta lagu soo dhigay mar Acaawa ay Jamaahiirty howl galo ka sameeyeen degaano hoos taga Caynabo. Hoos ka daawo argagixisada markii hore ee loo tababaray sida beesha Dhulbahante laysaga hor keeni lahaa iyo Caawa oo laga soo qabtay Howl galo farsamaysan. Dhulbahante oo fahmay […]