6th October 2024 admin Category :
Mid ka mid ah dadka la shaqaysan jiray argagixisada SNM, ayaaCAAWA gacanta lagu soo dhigay mar Acaawa ay Jamaahiirty howl galo ka sameeyeen degaano hoos taga Caynabo. Hoos ka daawo argagixisada markii hore ee loo tababaray sida beesha Dhulbahante laysaga hor keeni lahaa iyo Caawa oo laga soo qabtay Howl galo farsamaysan.
Dhulbahante oo fahmay Shirqoolkii Siyaasadays naa ee loo maleegay reer laascaanood si gaar ahna u taabtay beesha Maxamuud Bari.
— Mr. HM (@RSL_26june1960) April 5, 2023
Waa Qaar kamida ciidamadii ka soo goostay ee liqi kariwaayey in ay ka barbar dagaalamaan Argagixiso ila dhagayso sida la isu fahmay.
Laascaanood waa SL pic.twitter.com/B3E6Tz5PaC