Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th March 2025  admin  

Ergeyga gaarka ah Madaxweynaha ee Arrimaha Beesha Isaaq Ioo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire Ibraahim Mete Yagli, kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray muhimadda ay leedahay dib u billaabida wada-hadalladii beelaha Koonfurta […]

13th March 2025  admin  

M. Xasan CUlusow ayaa xilkii Donald Trump u maagcaabay gabadhiisa Ivanka isaguna u magcaabay gabadh uu dhalay oo lagu magcaaba Jihaan Xasan CUlusow.. Hooray Walaa Shiis Nuurta CUlusow gabadh ay dhashay ninkii qabtay ay uu ayuu u magcaabay Duqa MUqdisho. Hinda Culusoow oo uu walaalkii dhalay waa madaxa, Baratakoolka dawladda Soomaaliya. Mar here Kursiga Beesha […]

13th March 2025  admin  

Hannaanka iyo shuruucda u dagsan daweynta ee dalka Holland, ayaa waxay tilmaamayaan in deeq-bixiyaha Shahwadda aanu waalid/aabbe u noqon Karin in ka badan 25 carruur ah, oo ka kala tirsan 12 qoys. Laakiin garsoorayaasha, ayaa sheegay in ninkan uu horseed ka ahaa ku soo saarista Shahwaddiisa caruur gaaraysa inta u dhaxaysa 550 ilaa 600, tan […]

13th March 2025  admin  

Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria. Kulanka ayaa soo dhici doona caawa 10:00 pm ee habeenimo waxaana lagu ciyaari doona Garoonka Nelson Mandela Stadium.

13th March 2025  admin  

Jackie Rahm Little, oo 36 jir ah aaya loo qabtay Masaajidaddii la gubay.

13th March 2025  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]