Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025  admin  

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad casho sharaf ugu sameeyay xubno ka kala socday bulshooyinka Muslimiinta Mareykanka. Dadkaasi waxaa ku jiray Garyaqaan Ismaaciil Maxamed oo ah mudane ka tirsan Aqallka Wakiillada ee gobolka Ohio. Wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab ayuu uga warramay munaasabaddi xalay. Such a pleasure and absolute honor to be invited to […]

12th March 2025  admin  

Koox la soo xulay oo jilayaal ah, ayaa su’aalo ku waydiiyey M. Culusoow magaalada Muqdisho.

12th March 2025  admin  

Dalka Maraykanka ayaa maanta waxa laga xereeyey dacwad ka dhan ah maamulka Isaaqland IYO hogaamiyahooda Muuse Biixi, taas oo ku kacaysa $1.3 bilyan oo magdhow ah.

12th March 2025  admin  

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaabilay danjiraha dowladda Federaalka Ruushka u qaabilsan dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov oo soo gaaray Caasimadda Muqdishu. Labada mas’uul ayaa  ka wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin tartanka aan ugu jirno kurisga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka,  cunaqabataynta hubka ee wakhtiga dheer dalkeenna […]

12th March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Culusoow oo qaraabo kale xil u magcaabay, Mar uu shalay gabadhiisa xil u magcaabay.

12th March 2025  admin  

Dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay inay xireen 47 qof oo isugu jira suxufiyiin, iyo dad u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada. Sidoo kale dowladda, ayaa qabatay hub iyo walxaha qarxa, taaasoo lagu “fulin rabay fal argagixisanimo”, sida ay sheegtay, iyadoo la isku dayayey in la afgambiyo ismaamulka dhaca woqooyi dalka Itoobiya ee Amxaarada. Xarigga ayaa yimid maalmo, […]