Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th January 2025  admin  

Mar haddii Dawladdii Soomaaliya ay hal Beeli isku koobtay , muxuu noqonayaa xalku? Khaalid, oo ah ninka ku magcaaban taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya, ayaa isaga oo khudbad u jeedinaya maleeshiyaadka Beesha Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu ku sheegay khdbaddiisa dhego hadal, kala soocid degaanada Soomaalida ee ay argagixisadu ku sugan yihiin. Taliyahana ayaa isaga oo ay […]

27th January 2025  admin  

27th January 2025  admin  

Shacabka Boosaaso ayuu Miino u aasi lahaa isagii ayaa ku geeriyooday Qof Ajnabi ah, oo ka mid ah argagixisada ka soo degaysa garoonka Hargaysa ayaa isaga oo Miino ku aasaya mid ka mid ah wadooyinka Boosaaso, ay isagii ku qaraxday ka dib markii ay ciidanku ka war heleen. Ninkan Ajnabiga ah oo Miino ku aasayay […]

27th January 2025  admin  

Waxa ka ogoow qodobada ay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Masar kadib kulankii Qaahira Masar iyo Soomaaliya ayaa khamiistii si rasmi ah kor ugu qaaday xiriirkooda iskaashi istiraatijiyadeed, sida ay shaaciyeen. Madaxweynaha Masar, C/fataax Al-Sisi iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah ugu kala saxiixday Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, heshiis dhigayay xoojinta […]

27th January 2025  admin  

Labo sano oo uu xilka hayey Madaxweyne Ibrahim TraorĂ© , ayaa Burkina Faso ku tallaabsatay horumarro waaweyn oo ay ka mid yihiin: Labo sano oo uu xilka hayey Madaxweyne Ibrahim TraorĂ© , ayaa Burkina Faso ku tallaabsatay horumarro waaweyn oo ay ka mid yihiin: 1.Wax-soo-saarka gudaha (GDP) ee Burkina Faso wuxuu kordhay $18.8 bilyan ilaa […]

27th January 2025  admin  

Sareeye Guuto Fuaad Warsame Seed ayaa ku dhaawacmay fariisinkii ugu muhiimsanaa ee ay argagaxisadu kaga sugnaayeen Calmiskaad. Taliyaha Guutada Gaarhaye ee Ciidanka Daraawiishta Puntland dhaawaciisu ma xuma , Qarax Miino Jalfis ah oo ay Cadowgu u dhigeen ayuu ka badbaadey, Dhowr meel ayuu ka jabaty firina waa ku jiraa