Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th March 2025 admin
Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wada aasay laba fannaan oo caan ahaa kuwaas oo lagu kala magacaabi jiray Saciid Kahliif Cali iyo Khadra Cumar Dhuulle. Saciid ayaa isbuuc kahor ku geeriyooday Jarmalka, halka ay Khadra Cumar ay xalay ku dhimatay Muqdisho. Aaska labadan fannaan waxaa warbixin ku saabsan

11th March 2025 admin
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden uga qeeyb gashay shir looga hadlayey tagriibka oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Yurub.Shirka ayaa waxaa lagu falanqeeyey sida saameeynta isbedelka Cimiladu saameeyn ugu yeelatay qaababka tahriibka ee meelo kala duwan ee […]

11th March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi XaaJI Maxamuud oo galabta ku geeriyooday Magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU ka baxayna Samir iyo iimaan waafi […]

11th March 2025 admin
Golaha Xuquuqda ee QM oo fadhi degdeg ah ka yeeshay xaalada Sudan GENEVA – Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel mariyey qaraar lagu cambaaraynayo xaaladda xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee dalkaas laga geystay, wixii ka dambeeyey bishii October 25-keedii, sannadkii 2021, xilligaas […]

11th March 2025 admin
Aabihii dhalay wiilka 3 sano jirka ahaa ee xubinta taranka laga jaray oo la hadlay BBC Booliska dowlad deegaanka Soomaalida ayaa xiray nin la sheegay in uu ku eedeysan yahay dhaawac loo geystay wiil yar oo carruur ah. Ninkan oo magaciisa iyo tilmaamihiisa gaarka ah la qariyay ayaa la qabtay kadib markii la weeraray wiil yar, […]

11th March 2025 admin
Haddanu Majeerteen nahay Xasan Sheekh ayaan kula soconaa sida uu wax u wado Abdiqafaar Xaange, Wasiir ku xigeenka Maaliyada DFS ahna Xildhibaan laga so doorto Puntland, abtina u ah Ilma Diyaano ayaa waraysi uu siiyey mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho wuxuu ku sheegay in Madaxweyne Xasan Culusoow uu ku sax san yahay Cunaqabataynta lagu […]