Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th March 2025  admin  

Ilhan Cumar oo hambalyo u dirtay shacabka Puntlan https://fb.watch/kMcOCf6lZG/?mibextid=Nif5oz

9th March 2025  admin  

Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee Puntland Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa maanta ka dhacay degmooyinka maamulka Puntland marka laga reebo saddex degmo oo doorashadooda la hakiyey Dadkii soo kormeeray doorashada waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cali Maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee […]

9th March 2025  admin  

Wasiir Juxa ” arinta Garowe waa nala khiyaanay

9th March 2025  admin  

Ergooyinkii Bulshada Caalamka ee Korjoogtada ka ahaa doorashadii maanta lagu qabtay Puntland, ayaa ugu hanbalyeey sida dimoqraafuyadda ah ee ay doorashadu u qabsadeen International observers in #PuntlandElections. #PLGE #Somalia. pic.twitter.com/hKFLbLUvpO — Mohamed Salh (@MohamedSelh) May 25, 2023

9th March 2025  admin  

Doorashadan golayaasha degaanka degmooyinka Puntland marka natiijadooda la helo waxaa soo baxaya sadex Xisbi waxaana ay soo baxayaan ka hor kalfadhiga barlamanka. Hadii sadex xisbi la helo waxaa lagu qasban yahay in la raaco nidaamka cusub ee loo guuray kaas oo ah nidaamka axsaabta badan waxaana qasab noqonaysa in la kala diro Barlamaanka lana muddeeyo […]

9th March 2025  admin  

https://fb.watch/kLmyMVwRsY/?mibextid=NnVzG8