Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga oo daahfuray shir ku saabsan xoojinta xiriirka ganacsi ee dibadda Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta furay shir loogga hadlayey Wada-hadalka Dawladda iyo Ganacsiyada gaarka ah oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyeen Wasaaradda iyo hay’adda DAI halka Midowga Yurub na uu maalgeliyey. Shirkan, ayaa lagu soo bandhigay […]

9th March 2025 admin
In ka badan 1,000 qoys ayaa lagu wadaa in ay ka barakacaan bartamaha Mozambique ka dib markii ay soo weerareen xayawaanka duurjoogta ah. Madaxa maamulka deegaanka ee degmada Marromeu ee gobolka Sofala ee dalka Mozambique ayaa sheegay in dowladda hoose ay daadgureyndoonto 1,500 oo qoys ooo laga cabsi qabo ianay waxyeelo ka soo gaarto weerarada […]

9th March 2025 admin
Waa kuma guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland ee la ammaanay? Puntland shalay waxaa ka qabsoontay doorashada golayaasha deegaanka taas ka qabsoontay sodon degmo oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland. Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Saciid waxa uu qabtay doorashadii ugu horreysay oo qof iyo cod ah oo ka dhacda Soomaaliya ilaa tan iyo lixdameeyadii. Ammaan iyo boogaadin dhanka […]

9th March 2025 admin
Gobolka Sanaag. ( Aftida Dadwaynaha)Badhan, Dhahar, Xingalool, Buraan iyo Ceelaayo waxay u quusgooyeen sheegashadii Somaliland iyo in uusan dhulkani ahayn dhul laga muransanyahay

9th March 2025 admin
Soddonka degmo ee doorashadu ka dhacday Puntland.iyo sida loo kala heley. ~Codadka la kala heley: Kaah – 67,893 Mideeye – 48,062 Sincad – 28,985 Mustaqbal – 15,069 Ifiye – 12,864 ~Xildhibaanada la kala heley: Kaah – 286 xildhibaan Mideeye – 211 xildhibaan Sincad – 133 Xildhibaan Ifiye – 78 xildhibaan Mustaqbal – 57 xildhibaan__Natiijada hordhaca […]

9th March 2025 admin
𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐨: 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝟏𝟔-𝗮𝗮𝗱: 𝑵𝒂𝒕𝒊𝒊𝒋𝒂𝒅𝒂 𝑯𝒐𝒓𝒖𝒅𝒉𝒂𝒄𝒂 𝒂𝒉 𝒆𝒆 𝑫𝒆𝒈𝒎𝒂𝒅𝒂 Badhan 𝒆𝒆 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂 Sanaag