Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th March 2025 admin
M. Culusoow iyo Isimada Dhulbahante oo kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka ee beesha Dhulbahante ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii […]

7th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran oo shirkii lixaad ugu soo gabagaboobay Muqdisho, kaas oo ay ka soo baxeen go’aamo jihaynaya mustaqbalka dowladnimada Soomaaliya.

7th March 2025 admin
Puntland: “Dowladda federaalka waxay u muuqataa kacaankii 1969 oo aan qoryo sidan” Waxaa sacaado kahor xarunta Madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ku soo gabagaboobay shir jaraa’id oo uu qabtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan oo looga hadlayay hannaanka doorashooyinka dalka, ayaa waxaa madaxweynaha ku wehliyay oo garbihiisa taagnaa dhammaan madaxda maamul-goboleedyada, marka laga […]

7th March 2025 admin
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP. Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee […]

7th March 2025 admin
M.Culusoow oo shiriyey Siyaasiyiinta beelaha Ogaden iyo Mareexaan Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaas mudane Axmed Maxamed Islaam. Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan,Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland […]

7th March 2025 admin
Wasiirka arrimaha gudaha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.