Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka warbixiyey dhismo iyo balaadhin lagu sameynaayo qaybo ka mid Garoonka diyaaradaha Boosaaso.

6th March 2025  admin  

Madaxweyne Culusoow oo aan taageerin baaqii Qaramada Midoobey ee ahaa maleeshiyaadka SNM loogu sheegay inay ka baxaan gobolka Sool. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Beesha Dhulbahante ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula […]

6th March 2025  admin  

Kheyriya Afweyne: Gabadhii qoyskeeda lagu weeraray Boosaaso Qoyskii dhowaan weerarka loogu geystay magaalada Boosaaso, ee maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay inay weli sugayaan caddaalad. Muuqaal naxdin leh oo Sabtidii lagu baahiyay baraha bulshada, ayaa muujinayay qoys kamid ah beelaha la hayb sooco oo hadallo isir nacayb ah iyo handaad loo geysanayo. Ciidamada maamul goboleedka Puntland, gaar […]

6th March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ergey ka socda Madaxweynaha Uganda Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Jenaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni. Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Janaraal Muhoozi dhambaal uu ka siday Madaxweynaha dalka […]

6th March 2025  admin  

Golaha Ammaanka oo bayaan kasoo saaray dagaalka Laascaanood Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo […]

6th March 2025  admin  

Cabdirisaaq Khaliif oo hadal jilicsan ugu jawaabay maamulka SNM, ilaa hadana ayna madaxda Khaatumo iska fogayn arintan ay dad badani \shakiga ka muujiyeen Xeer ilaalinta SNM ayaa u gudbisay Golaha Wakiillada ee Isaaqland in la laalo xubinnimadii Golaha Wakiillada ee guddoomiyaha golahaas Cabdirissaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood. Hadaba waa ayo Golaha wakiiladano […]