Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iibgeynayo Dalka Sacuudiga “SAWIRRO” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu, waxuuna xusay in […]

5th March 2025  admin  

Maxkamad xukun ku riday dhallinyaro dhibaateeyey qoys Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa xukun isku jira xabsi iyo ganaax ku riday 5 dhalinyaro oo ku eedeysanaa in ay ku xad-gudbeen xuquuqda qoys ay toddobaadkii la soo dhaafay ugu dhaceen gurigooda xilli habeenimo ah, islamarkaasna ay ka duubeen muuqaal argagax leh. Dhalinyaro […]

5th March 2025  admin  

Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Beesha Hawiye iyo kuwa degaanka ayaa ku dagaalamaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose. Dagaalkaan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed iyo ciidamada milatariga Soomaaliya, Lama oga wali qasaaraha uu geeystay dagaalkani madaama uu wali dagaalka socdo. Maleesiyadkan laba dhinac ee Raxanweyn iyo Hawiye ayaa ka wada […]

5th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray xafiiska Garmaqalka Dadweynaha oo laga hirgeliyay xarunta NISA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,oo kormeer ku tagey xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha. Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha, ayaa shaqadiisu tahay qabashada cabashooyinka dadweynaha ee ku saabsan xadgudubyada ay galaan ciidamada NISA […]

5th March 2025  admin  

Maleeshiyaad la mid ah kuwii Muqdisho ee 1991 ayaa bililiqaystay Safaaraddi Sooaalida ee dalka Sudan Guriga safiirka Soomaalida u fadhiya Khartuum ayaa la bililiqeystay, iyada oo lagala baxay Gaadiidkii ay lahayd Safaaraddu, sida u sheegay safiirka oo cambaareeyay ficil Maleeshiyaad hubeysan ayaa maanta bililiqeystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, sida uu xaqiijiyey safiirka Soomaaliya […]

5th March 2025  admin  

Xildhibaanada heer Federal ee Gobalka Gedo oo war saxaafadeed kasoo saaray Xaalada Gobalkaasi, soona Dhaweeyay Maamulka Cusub ee loo magacaabay.