Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu jira isxogwareysi iyo soo dhoweyn u sameeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guddoomiyihii hore ee Maamulkii Somaliland iyo Isimada Beesha Dhulbaante

4th March 2025 admin
Gobolka Hayland ayaa gebi ahaanba laga joojiyey imtixaankii Isaaqland waxaa gebi ahaan laga joojiyey Gobolka Haylaan imtaxaanka Shahaadiga ah ee maanulka Isaaqland oo hore si dhuumasho ah loogu keeni jirey qaybo kamid ah gobolka. Bulshada gobolka Haylaan ayaa is hortaagey in deegaankooda la keeno Imtaxaan ka ka socda maamulka Isaaqland, xili maamulka SNM xasuuq shacab […]

4th March 2025 admin
Dawladda Soomaaliya oo kala hadashay beesha caalamka, inay taageerto go’aanadii Madasha Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay, sidii ay uga taageeri lahayeen Soomaaliya, xaqiijinta go’aamadii Golaha Wadatashiga Qaran, si loo hirgeliyo hannaan doorasho oo ku dhisan metelaadda dadweynaha. Sida lagu […]

4th March 2025 admin
Maxay tahay sababta aabbahan Soomaaliyeed ee 10-ka sano ku noolaa Canada loo soo tarxiilayo? Dowladda Canada ayaa shaacisay inay dalkeeda ka musaafurineyso Yussuf Madey Maxamed oo dalkaas ku noolaa muddo ka badan 10 sano, kaddib markii waaxda qaabilsan arrimaha xuduudaha dalkaas ay sheegtay inuu ka been sheegay imaanshiyahiisa Canada. Waxaa ay sheegtay inay dib ugu […]

4th March 2025 admin
Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO. Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka hortagto mudaaharaad ka dhan ah Turkiga oo ka dhacaya Stockholm. “Turkigu uma dhawaan dalabka Sweden […]

4th March 2025 admin
“Labada Qole ee ku dagalamaya Baraawe ma lahan,qoladii lahayd waa ay ka qaxday,” Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg.