Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Ninkii burcad badeednimada u xirnaa muddo 10 sano ka badan oo maanta loo doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa maantay loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka ka dib doorashadii kursiga GSH248 ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug. Kursigan ayaa waxaa baneeyay Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo loo magacaabay […]

30th April 2025  admin  

Dawladda Puntland oo gaadiid dagaal ka heshay Dawladda ay deriska yihiin ee Imaaraadka Carabta Gaadiidkani oo xalay laga soo saaray dekedda Boosaaso ayay dowladda Imaaraatiga Carbeed ku taageertay ciidamada Puntland oo dagaal adag kula jira dagaallamayaasha ajaanibta u badan ee Argagixisada ISIL sida ay sheegayaan ilo wareedyo amni. #UPDATE:United Arab Emirates has donated more than […]

30th April 2025  admin  

Taliyaashan ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa horay walaalhood waxay argagixisadu ugu dileen Galgala, Ceelaayo iyo buuraha Cal miskaad https://allsanaag.com/qarax-ka-dhacay-ceelaayo https://allsanaag.com/tacsi-taliye-mukhtaar-qoryood

30th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaXamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

30th April 2025  admin  

Deeganka Axmarada[Aagga Gonder], waxaa lagu gubay in ka badan 10 gaadhi oo ah kuwa waawayn ee Isjiidka ah.Gaadiidkan oo midkiiba ilaa Labatan Milyan Bir lagu qiimeyo ayaa siday Saliid dibada loo dhoofinayay oo gaadhaysa 4kun oo Kiintaal. Kooxaha Axmarada ee hubeysan ayaa rasaas ku furay gaadiidkan- Waxaana la afduubtay darawaladii waday gaadiidkan. Dhacdadan oo laba […]

30th April 2025  admin  

Hoos ka daawo qaar ka mid ah xeebaha Puntland ee qurxoon