Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Waa kuma hoggaamiyaha askarta ee afgembiyay ‘ina adeerkiis’ mar dibad jooga ka dhigay? Kadib markii Gen Brice Oligui Nguema uu xukunka ka qaaday madaxweynihii Gabon Ali Bongo, waxaa waddooyinka dalkaasi lagu arkayay ciidamadiisa u horseeday guusha, kuwaasoo ku dhawaaqayay “Oligui, madaxweyne! Oligui, madaxweyne!”. Janaraalka oo 48 jir ah ayey u muuqataa in uu yahay nin […]

19th May 2025  admin  

Taliban oo saxeexday qandaraasyo ku kacaya balaayiin dollar Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka kala socda dalalka Shiinaha, Iran, Turkiga iyo Britian. Shahabuddin Dilawar oo ah wasiirka macdanta iyo batroolka ee Taliban ayaa sheegay inay toddobada qandaraas […]

19th May 2025  admin  

Madaxda Khaatumo iyo Puntland oo markii ugu horaysay ku kulmay Laascaanood Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Hajji. Ahmed E. Osman Karaash Oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kulan Isxogwaraysi ah la qaatay Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye iyo ku xigeenkiisa Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) oo ay weheliyaan xubno katirsan hogaanka […]

19th May 2025  admin  

Madaxda Khaatumo iyo Puntland o ku kulmay Laascaanood Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Hajji. Ahmed E. Osman Karaash Oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kulan Isxogwaraysi ah la qaatay Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye iyo ku xigeenkiisa Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) oo ay weheliyaan xubno katirsan hogaanka SSC. […]

19th May 2025  admin  

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL IYO WEFTI UU HOGAAMINAYO OO MAANTA GAARAY GOBOLKA SANAAG. Badhan: August 29, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa gaadhay Magaalada Badhan ee Caasimada Gobolka Sanaag halkaas oo uu Berrito ku daahfuridoono dhismaha goleyaasha degaanka Puntland.Gudoomiye Golaha wakiilada iyo weftigii la socday ayaa waxaa banaanka hore ee magaalada […]

19th May 2025  admin  

Dood ku dhex maratya Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanada guracan ee SNM iyo siyaasiyiinta Beesha Daarood