26th July 2024  admin  Category :

Madaxda Khaatumo iyo Puntland oo markii ugu horaysay ku kulmay Laascaanood

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Hajji. Ahmed E. Osman Karaash Oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kulan Isxogwaraysi ah la qaatay Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye iyo ku xigeenkiisa Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) oo ay weheliyaan xubno katirsan hogaanka SSC.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*