Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
1st February 2025 admin
Golaha Ammaanka oo bayaan kasoo saaray dagaalka Laascaanood Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo […]
1st February 2025 admin
Cabdirisaaq Khaliif oo hadal jilicsan ugu jawaabay maamulka SNM, ilaa hadana ayna madaxda Khaatumo iska fogayn arintan ay dad badani \shakiga ka muujiyeen Xeer ilaalinta SNM ayaa u gudbisay Golaha Wakiillada ee Isaaqland in la laalo xubinnimadii Golaha Wakiillada ee guddoomiyaha golahaas Cabdirissaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood. Hadaba waa ayo Golaha wakiiladano […]
1st February 2025 admin
Maxamed Axmed Diiriye(Af-weyne Lugey) iyo qoyskiisa iyo guud ahaan beesha uu kasoo jeedo ma aha dad marti & qariib magaalada Boosaaso. Waxa qoray Axmed Jadiid Alle ayey mahad oo dhami u sugnaatey, Dhammaan dhalinyaradii daalimiintii ahaa ee falka foosha xun geysatey ganacta ayaa lagu soo dhigey oo hadda gacanta Sharciga ayey ku jiraan, mudankii la […]
1st February 2025 admin
Dekeda Magaalada Boosaaso Caawa Waxaa ka dhoofay 6 doonyo oo qaaday xoolo isugu jira Lo. iyo Ari kuwaas oo loo iibgeynayo dalalka carabta. Wasiiro ka tirsan Xukumada Puntland ayaa Booqday halkaas.
1st February 2025 admin
Axmed Madoobe oo caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo (Akhriso Magacyada Wareegto uu caawa soo saaray madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu maamul cusub ugu soo magacaabay Gobolka Gedo oo maamulkiisu bannaanka ka joog. Axmed Madoobe ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac, halka Cusmaan Nuux Xaaji (Macalimuu) u magacaabay […]
1st February 2025 admin
RW Xamxe Muxuu Guddigab uga reebay Harti Daarood? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63-aad ee maalmaha xorriyadda oo ka kooban siddeed Wasiir iyo Guddoomiyaha […]