Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Muxuu yahay bustahan ay Al -Shabaab ‘kaga dhuumato’ duqeymaha cirka? Waxaa dhamaadka toddobaadkii tagay maxkamadda ciidamada ee Muqdisho kasoo muuqday nin sida ay ciidamada amaanku sheegay, alaab u waday Al Shabaab. Waxaa lagu eedeeyay in uu Jilib ka soo daabulay wax u muuqda bustayaal una waday Galhareeri si ay dagaalayahannada Al-Shabaab u adeegsadaan. Qalabkan ayaa […]

18th May 2025 admin
Wasiir sheegay in geedda Yoocada la gaynayo Xadka u dhaxeeya Beelaha Harti iyo Isaaq Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimilada ee dawladda Puntland Adam Aw Hirsi, ayaa qoraal uu soo dhigay ku sheegay in geedka madax maray Beesha Isaaq ee Yoocad ee ku yaala duleedka Garoowe in loo rarayo Xadka u dhaxeeya Beelaha Hari […]

18th May 2025 admin
Xildhibaanada Federaalka ee reer Maakhir oo la kulmay Gudoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka

18th May 2025 admin
Yaa Soomaali ah maxaase laga beddeley kaarka aqoonsiga ee hadda la daahfuray 16-ka bisha Sibteembar waxay ku beegnayd maalinta aqoonsiga aduunka, waxayna dawladda Soomaaliya soo bandhigtay habka bixinta kaararka aqoonsiga Soomaaliya. Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa daahfuray nidaamka bixinta kaararka aqoonsiga ee muwaadiniinta Soomaaliyeed iyada oo lasoo bandhigay nooca kaarka cusub. Waxaa laga […]

18th May 2025 admin
Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, Horumarinta Dhaqaalaha, Wax Soosaarka, Xuquuqda aadanaha, Caddaaladda, dhismaha hey’adaha dowliga ah iyo isbeddelka cimillada. Related posts Wasiirka Warfaafinta XFS oo faah […]

18th May 2025 admin
Macron oo sheegay in danjiraha u fadhiya Niger uu “la hayste” u yahay taliska militariga Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcihii sheegay in ergayga Faransiiska ee Niger uu sidii la hayste oo kale ugu nool yahay safaaradda Faransiiska ee dalkaasi, waxaana uu ku eedeeyay taliska militariga ee talada qabsaday in ay xannibeen raashinkii safaaradda la […]