Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd March 2025  admin  

Isbarbardhiga mushaarka Askariga Soomaaliga ah iyo kan ATMIS iyo waxyaabaha kale ee ay isdheer yihiin Dhamaadka sannadka dambe waxaa ku eg muddada joogitaanka ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay iyana isku diyaarinaysay inay amniga la wareegto marka askariga ugu dambeeya ee ciidanka nabad ilaalinta uu dalka ka baxo. Ciidanka ATMIS oo […]

3rd March 2025  admin  

Mar haddii Madaxweynihii ehekiisa shaqaalaysiiyey oo ergaygii uu magcaabay isaguna gabadhii u dhalay uu la taliye ka dhigtay , oo wasiirkii sheegay inuu xilka u hayo Qaraabadiisa ayaa Wasiirka Haweenka iyo dhalaanka Sooaaliya iyaduna xillig adag ee haweenka iyo dhalaanka Soomaaliyeed ku jiraan waxay xaflad dhereg dhacsi ah u dhigtay gabadheeda

3rd March 2025  admin  

Dhismaha London caanka ka ah ee masjidka laga dhigayo Bilyaneer reer London ah ayaa helay ogolaansho uu ugu baddalo qayb ka mid ah dhismaha caanka ah ee Trocadero ee ku yaal bartamaha magaalada London masaajid iyo xarun islaami ah. Maalqabeenka Asif Casiis oo asal ahaan aka soo jeeda Malawi, ahna56 jir, ayaa ku iibsaday dhismahan […]

3rd March 2025  admin  

Muxuu kaga Jawaabay Wasiirka Caafimaad Xukuumada Fedraalka Suaalo aad ukulul oo ay weydiiyeen Guddiga Arimaha Bulshada Barlamaanka?1. Maxaase ka jira in wasaaradda Caafimaadka la shaqeeyaan lataliyaal ajaanib ah oo qaata 18kun ilaa 20kun oo dollar halka wiilka Soomaaliyeed ee wasaaradaasi kamid ah uu Rajo suge mushaar yahay ?2. yey tahay cida awooda u leh in […]

3rd March 2025  admin  

RW Soomaaliya Xamse Cabdi oo dhowaan sheegay in laga guurayo 4.5 oo loo guurayo maxaa taqaan oo xitaa haddii shan walaalo ah ay aqoon ku helaan Agaasimayaal ay tahay wax sax ah, Wasiirkiisa Ganacsiga oo dhowaan shaqaalaysiiyey Habaryartii iyo Dumaashidii ayaa isaguna u hadlay si ka duwan sidii Raisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi oo sheegay […]

3rd March 2025  admin  

Ajaaniib u socotay Al-Shabaab oo dhexda laga qabtay Sida ay ku warrantay mid kamida warbaahinta maxalliga ah ee Kenya laamaha amaanka dalka ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Mooyaale ay ku qabteen labo nin oo ajaaniib ah oo u socday in ku biiraan kooxda Al-Shabaab. Labada nin ee gacanta lagu dhigay ayaa la sheegay in […]