Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025 admin
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Niger Mohamed Bazoum iyo in la soo celiyo nidaamka dimuqraadiga ah ee dalkaasi. Hogaamiyeyaasha afgambiga sameeyay ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in General Abdourahamane Tiani uu yahay madaxa dowladda. Dalka Niger oo ka […]

4th March 2025 admin
Weriyaha Yurub ku nool ee ku hajabay inuu magangalyo ka codsan doono Soomaaliya Dadka isticmaala baraha bulshada ee dalka Spain ayaa toddobaadkan weriye caan ka ah dalkaas soo xusuusiyay hadal uu sanado kahor yiri. Barnaamij soo jeediyaha’ Herrera en COPE ‘ ee dalka Spain, Cralos Herreram ayaa bishii February ee sanadkii 2016 sheegay in marka […]

4th March 2025 admin
Isku aadka tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo la shaaciyay

4th March 2025 admin
Nabadoon Guule Sheekh Xuseen oo qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad ku sheegay xasuuq lala beegtay beesha Biyamaal

4th March 2025 admin
Qalliin lagu sameeyey ilmo yar oo uu sanka ka galay Beytari Muddo laba sano ah, wiil lagu magacaabo Rajesh ayaa waxaa sanka uga jiray 3 baytari oo ah nooca ay carruurtu ku ciyaarto. Rajesh ayaa la sheegay in ay xitaa ku adkeyd in uu caruurta qeyrkiisa ah la ciyaaro maadaama ay baytariyahan sanka uga jireen. […]

4th March 2025 admin
Somali and Czech Ambassadors Meet in Addis Ababa to Strengthen Cooperation Addis Ababa, SONNA – The Ambassador of Somalia to Ethiopia, Abdullahi Mohamed Warfaa, welcomed his Czech counterpart, Miroslav Kosek, at the Somali embassy in Addis Ababa on Thursday. The meeting, which was part of Ambassador Warfaa’s efforts to strengthen and promote cooperation between Somalia […]