Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Bayaankan ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu xeer madaxweyne uu sii-hayaha xilka guddoomiyaha Jaamacadda ugu magacaabay Dr Xasan Cismaan Gacal. “Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo […]

17th May 2025  admin  

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar beni’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laascaanood  ee gobolka Sool. Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo tan oo raashin ah ayaa qeyb ka ah dadaallada gurmad ee hay’adda SoDMA u fidineysay […]

17th May 2025  admin  

Sucuudiga oo ‘hakiyay’ wadahadalLadii ku saabsanaa sidii uu xiriir ula yeelan lahaa Israa’iil Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil, ilo-wareed ayaa Sabtida maanta ah u sheegay wakaaladda wararka AFP, xilli uu socdo dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas. “Sacuudi Carabiya ayaa go’aansatay in ay hakiso […]

17th May 2025  admin  

Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger? Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa galabta kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya dhiggooda dalka Niger, iyadoo uu noqonayo kulankoodii ugu horreeyay kadib safarkii ay ku tageen dalka Morocco. Xulka qaranka ayaa dhowaanahan kujiray diyaar garow xooggan oo ku aaddan is reeb rebka Koobka Adduunka, walow […]

17th May 2025  admin  

Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah” Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah" pic.twitter.com/IY9vJ6gMoS — Puntland State House (@Plstatehouse) October 13, 2023

17th May 2025  admin  

Madaxweyne Culusoow oo mar labaad ku celiyey in Waqooyi iyo Koonfur wax loo qaybsanayo, Madaxweye Culusoow ayaa hadalkan sheegay wax yar ka dib markii uu la kulmay Siyaasiyiinta Khaatumo ee dhowaan sheegay inaanay Puntland ka mid ahayn