Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025 admin
Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab? Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha ugu halista badan ee ururka al-Shabaab. Waxaa la sheegay in uu udub dhexaad u ahaa […]

16th May 2025 admin
Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya? Ciidamada Cirka ee Soomaaliya ayaa mar ka mid ahaa kuwa ugu awoodda badan qaradda Afrika, waxaynka ku qalabaysnaayeen, diyaarado iyo qalab kale oo markaas casri ahaa. Soomaaliya waxaa kaga horreeyay dhanka awoodda cirka dalal dhowr ah oo ku yaal qaaradda Afrika, hase yeeshee waxay ka mid ahayd […]

16th May 2025 admin
Boqollaal ka tirsan ciidamadii tababarka ugu maqnaa Eritrea oo lasoo celiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u soo celisay boqollaal ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo sannadihii ugu dambeeyay lagu tababaray waddanka Eritrea, iyada oo la filayo in bishan Oktoober dib loo soo celiya dhammaan askarta Soomaaliya, sida ilo amni ay u sheegeen VOA. “Madaxweynaha oo […]

16th May 2025 admin
Cunug asalkiisu Falastiini yahay oo lagu dilay Maraykanka Wadea Al-Fayoume, oo 6 jir ah -ahna Palestinian-American ayaa Mindi lagu dilay gurigiisa hortiisa ee magaalada Chicago isaga oo la socda hooyadiis, Hanaan Shahin, iyadu cisbitaalka ayeey ugu jirtaa dhaawac halis ah

16th May 2025 admin
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Bayaankan ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu xeer madaxweyne uu sii-hayaha xilka guddoomiyaha Jaamacadda ugu magacaabay Dr Xasan Cismaan Gacal. “Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo […]

16th May 2025 admin
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar beni’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo tan oo raashin ah ayaa qeyb ka ah dadaallada gurmad ee hay’adda SoDMA u fidineysay […]